Bulsha:- Sida ka muuqado Video-gaan nin Masaari ah ayaa meel fagaare ah ku feeray xaaskiisa, waxaana qeyladii afadiisa kusoo cararay dadweynihii ka ag-dhawaa oo kusoo xoomay ninkii, kadibna isagii ku xoomay oo wixii ay awoodeen ayey la dhaceen. Dadweynihii ayaa waxay ceyrsadeen ninkii oo dhagxaan iyo wixii gacantooda qaban karay la dhacay, ilaa uu nafta u baxsado, hase ahaatee kama aysan harin.
HALKAN KA DAAWO VIDEOGA_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment