Waligaa Ma Maqashay Xabsi Ay Waardiyeynayaa Yaxaasyo:-Yaxaasyo xarfaan ah oo Waardiyeen doona Xabsi ku yaalla Indonesia

Bulsha:- Madaxa hay’adda ka hortagga maandooriyaha ee Indonesia ayaa sheegay inuu qorsheynayo inuu dhiso xabsi ay waardiyaynayaan yaxaasyo.

Waxa uu sheegay inuu raadinayo meel jasiirad ah oo lagu dhiso xabsiga noocaas ah.

Budi Waseso waxaa uu sheegay in yaxaaska uu ka wanaagsan yahay aadanaha oo laaluush lama siin karo.

Qorshahan lagu dhawaqay waxaa uu marayaa heer billaw ah, oo weli lama aqoonsan goobta xabsigani laga furayo, iyo xilliga toona.

Dalka Indonesia waxaa uu leeyahay mid ka mid ah sharicayada ugu adag ee ka hortagga daroogada.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment