Bulsha:- Aroos waa wax aad u qiime badan qof kasta waxaa looga baahan yahay inuu ku dadaalo siduu u aroosi lahaa qof ku habboon noloshiisa si ay isu fahamaan dhan walba waxaannu leenahay hambalyo aroosyada oo Alle ku galladaystay inay helaan muuqaalka hoose waxaad ku daawan doontaa wiil iyo gabadh faaiido balaaran ka helay aroos xalaal ah oo ay dhawaan galeen.
GUJI HALKAAN EE DAAWO
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom

Blogger Comment
Facebook Comment