TIX QORAAL JACEYL AH OO XIISO GAAR AH XAN BAARSAN.

Bulsha:- Qoraalada jaceylka ah waa kuwa mar walba taagan ruuxana uu donaayo in uu helo mar walba

Hadaba qoraaladaan ayaa ah kuwa dareemo gaar ah xan baarsan ruuxa si wacan u aqriyana uu garan karaayo

Xaalada dhabta ah oo ka dan beesa mise laga lee yahay Hoose qoraalka u sii raac nuxulka ka dan beeyana hal kaas baad ka heli

Xaalad walba oo aad ku sugan tahay waan kula jogaa

Farxad walba oo aad ku sugan tahay waa mid aan kula qeeb sanaayo

Murugo walba oo ku soo gaartana waa mid aan kula qeeb sanaayo

Marnaba waxaad ogataa in aanan meel cidla ah kaaga tageyn oo aanan ku cid layn

Xanuun kaaga waa xanuun keega waasa ii murugo iyo xanuun ii gaar ah oo inawada taawa naaya

Dareemaha alle ruux walba waa uu siyay waxuu u siyayna waxay tahay in wax uu ku dareemo ama uu u garto

Hadal walba aan ku lee yahay waxaa laga yabaa in aad is lee dahay afka oo kaliya ayuu ka lee yahay oo ka run a’ahan

Lakin alle oo kaliya ayaa garan kara fahmina kara hadalka aan ku lee yahay in run ay iga tahay

Waxaan kaa cod sanayaa oo kaliya in dareemaha alle oo ku siyay aad igu dareento

Iguna garawdo oo aad wax igula qabato abaal ruuxii gala ayaa loo gudaa

Abaalka aad maanta i gasho waa mid mar walba kuu gudi doono kuuna garan doono

Nafta waa wax meel ku kooban lakin wanaaga iyo hor marka xalaasha ah oo lasameeyo waa wax taagan mar walba

Oo aan marba dhiman oo taagan waxa inoo balan ah daacad iyo is fahan dheer oo xili iyo muda dheer qaata

Halkaas ayaan ku soo kobayaa Waa Xasan Wadani oo idin leh is arag danbe oo xiiso gaar ah leh iyo farxad waayo badan qaata Dhamaad








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment