Maxaa kaga baxay sawirkaani qosolka badan ee laga sameeyay Jeneraal Gebra iyo Shariif Xasan.

Bulsha:-  Sawirkaani ayaa waxaa laga sameeyay Sanad guurada 1aad ee Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed ee Somalia Shariif Xassan Sheekh Aadan iyo Wakiilka Dowlada Ethiopia u qaabilsan Somalia Gen. Gabra.

Ujeedka sawirkaani ayaa ka turjumaayo in Dowlada Ethiopia ay daajineyso Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed ee Somalia Shariif Xassan, waxa ayna taasi cadeyn u tahay in awooda Ethiopia ay ku dhex leedahay Somalia ay wali tahay mid jirta.

Dowlada Ethiopia ayaa gacanta ku heysa Siyaasada Maamulka Koonfur Galbeed ee Somalia, waxa ayna halkaasi ku joogtaa qorsho ah inay ka hortageyso Maleeshiyaadka Al-shabaab balse sheekadu intaa ka badan.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment