Liban Show oo Marti ku ah Faadumo Nakruuma barnaamij xiiso leh

Bulsha:- Fanaanada Caanka ah ee Soomaaliyeed Faadumo Nakruumo oo socdaalo ku maraysa dalka Maraykanka ayaa waxa ay wareysi xiiso leh siisay Barnaamijka can baxay ee Libaan Show iyadoo ay ka sheekaysay xaalado soo maray iyo sheekooyin kale oo aad u xiiso badan waxaana wareysigani Qaaday Liban Hussein



Hoos ka Daawo




_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment