Haweeney Muslim ah oo heesaha Rock-ga ka tunta kalaabyada dalka Jarmalka

Bulsha:- Cimrigaaga oo dheeraada, geel dhalaayuu ku tusaa, ayay soomaali horay ugu maah-maahday. Maantana waxaa noo dhineyd haweeney muslim xijaaban oo hadana fisqi ku dhex jirta. Gisele Marie waxa ay ku nooshahay dalka Jarmalka, waxa ay ciyaartaa aalada loo yaqaan gitarka.

Heesaha ay ciyaarto waa nooca maskaxda ku xanuunjinaya ee loo yaqaan "Heavy Metal" islamarkaana qeyb ka ah heesaha Rock-ga ee dadka caddaanka ah ay inta badan dhageystaan.

Awal waxa ay haysatay diinta kiristaanka, balse marki uu aabeheed dhintay sanadkii 2009-kii ayay soo islaantay, waxaana ay la shaqeysataa kooxda uu horumuudka ka yahay walaalkeed ee heesaha tuma.

HALKAAN KA DAAWO 







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment