Bulsha:-
Waxaa jiro arimo badan kuwaas oo la isku heysta dad badana ay doonayaan in ay ogadaan waayo waxaa jira wax badan oo iskaga kala dhex yaacsan marka la jogo kulanka Sariirta waayo dadka isku mid maahan sidaas darteed hablahan dareenka ugu macaan goormeyn helaan hadii lagu weydiiyo jawaabtas waa ay fududahay waayo waxaa ka k finee warbaahinta Allshukaansi oo arimahan baritaan badan ku sameysay.
Dareenka ugu macaan ee hablaha ay helaan waxaa ay ka helaan inta badan marka la joogo xiliga bashaalkan lakiin waxaa hadii ay hesho nin sifican u yaqaan bashaalka taas ayaa shardi ah lkn hadii aysan helin qof si fican u yaqaan bashaalka taas ma dhici karto in ay raaxo macaan ka hesho xiliga bashaalka ee aan la gaarin xiliga wasmada.
Lakiin dad badan ayaa ku dooday in gabadha ay raaxo macaan ka hesho xiliga wasmada lakiin taas ahan mid sidaas u weyn waayo waaan labadan su.aal la weydiyay hablo badan kuwaas oo horay usoo arkay labadan arimood waxaana ay qireen in ay raaxo badan ka helaan xiliga bashaalka.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment