Bulsha:- Sida la wada ogsoonyahay waxaa jira markey dumarka dhaalaan waxaa sharci ah in aan loo tagi karin ilaa ay soo dhameysato 40 ka bari ee ugu horeysay xiliga dhalmadeeda lakiin waxaa jira arimo badan kuwaas dadka iskaga dhex yaacsan sida marka ugu haboon ee dumarka loo tagi kari xiliga ay soo dhameystan dhalmadooda.
Hadii ay haweenka ay soo dhameystayn 40 bari waxaa markaa shaci ah in aad u tagi karto ama aad iska dhaafi karto waayo taas adiga ayaa ku talaa.
Lakiin hadii aan nahay bahda warbaahinta xogcusub waxaan talo idin ku siin lahaa in aadna u galmoon xaaskiina ilaa 6 bari ee ugu horeysa waayo sidaas waxaan idin leenahay waxaa taas dan weyn ay ugu jirta ilmaha yar ee dhashay waayo hadii mesha galmood uu yimaado waxaa dhci karta in uur uu meesha yimaado taasna ma ahan mid u fiican cunuga yar ee dhabta lagu haayo.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment