Bulsha:- Athiya Shetty oo ah gabar da’yar oo 23-sano jira, ayaa qabsatay bogga hore ee majaladda “Cosmopolitan” oo kasoo baxda dalka India bishiiba mar, eyadoo muuqaal lala yaabay soo muujisay.
Asia
Athiya Shetty ayaa sawir khaas ah u sameysay majaladaan, sidoo kale majaladda ayaa wareysi ku saabsan waayeheeda faneed la yeelatay iyo weliba filimadeeda soo socda.
Waxaa xusid mudan in Athiya Shetty oo ah gabar uu dhalay jilaaga weyn ee Sunil Shetty ey dhawaan soo bandhigtay filim lagu magacaao Hello, eyadoo ku heshay amaan aan lasoo koobi Karin, waxaana kamid ahaa xiddigihii la jilay filimkaan Govinda.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom


Blogger Comment
Facebook Comment