Bulsha:- Sida aan ognahay guurka waa wax aad qaali u ah, labada qof isguursanaya waxaa habboon da' ahaan inay isu dhowaadaan, waxaana habboon inuu ninka naagta ka weynaado wax yar, taas waxay keentaa isfahan degdeg ah, haddaba waxaan kuu samaynay porogram aad ku ogaan karto ninka kugu habboon da' ahaan in aad nolosha la wadaagto, da'daada ku qor porogramkan waxaa loogu talaggalay keliya dumarka
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment