Bulsha:- Fanaanadda Caan ka ah ee Nimco Dagan Ayaa Shaacisay Hadal Farxad Galiyay Shacabka Ka Soo Jeeda Deegaanadda Maamulka Soomaaliland.
Fanaanadda Ayaa Page Ay Ku leedahay Allada Facebook Ku Shaacisay In Dhawaan Ay Bilaabayso Safar Faneed Ay Ku Gaarayso Dhamaan Dalalka Ay Ku Nool Yihiin Jaaliyada Soomaaliland
HALKAAN KA AKHRISO HADALKA FANAANADDA
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment