Bulsha:- Wasiiradda Gaashaandhigga ee Bariga Africa ayaa maanta kulan ka yeeshay sidii loo dar dar gelin lahaa dhismaha ciidan tayo leh oo ka socda wadamada Bariga Africa.
Dalalka ku yaala Bariga Qaaradda Africa oo gaaraya ilaa 10 wadan ayaa ku heshiiyay inay dhistaan ciidan u gooni ah oo ka hortaga ama loo diro wadamada ay qalalaasaha ka jiraan.
ciidamadan ayaan weli la’ isku raacin inta tiradoodu ay noqonayso iyo goobta xarunta u noqon doonto.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment