Video: Daacish oo Taangi dul marsiineysa Maxbuus ka tirsan ciidamada Syria

Bulsha:- Kooxda Daacish oo iyadu ku caanbaxday dilalka foosha xun, ayaa markaan soo bandhigay iyagoo Taangi dardarsiinaya 19 jir maxbuus ah oo katirsanaa ciidamada doowlada Syria.

Mid kamid ah dagaalyahanada Daacish ayaa soo kaxeeynaya Taangi weyn, kadibna waxa uu asigoo nool dulmarinaa Maxbuuskan 19 sano jirka ah.

Halkan ka daawo muuqaalka iyo sawirada:








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment