Bulsha:- Xiddigii hore Brazil Pele ayaa sheegay Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo iney yihiin xiddigaha ugu fiican waqtigan kubada cagta laakiin waayihiisa hadii ay ku soo aadi lahaayeen inuu isaga ka fiicnaan lahaa labadooda.
Xiddigaha Barcelona iyo Real Madrid ayaa abaalmarintan Ballon d’Or ku kala guuleysanayay siddeedii sano ee u dambeeyay.
126 gool ayey dhaliyeen iskudar xiddigaha Argentine iyo Portugal xagaagii hore.
Laakiin 75 jirkan ayey marca weydiisay hadii labadan xiddig ay joogi lahaayeen waayihiisa waxaana uu ku jawaabay.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment