Bulsha:- Waxaa jira naago marka
loo galmoonayo soo
daadiya biyo sida kaadida
u eg ha kala
badnaadeenee, waxay soo
tuurayaan dhowr jeer
mana laha urka kaadida
laakin waxay ka soo
baxaan duleelka kaadida,
Maxaa sababa biyahaas,
waxaa jirta meel la
yiraahdo Gspot waa sida
qanjiir oo kale ku taalla
Cambarka naagta
gudihiisa naagaha
dareenkaas way ku kala
duwan yihiin, marka laga garaaco meesha ayay dareemaysaa
macaan aad u daran markaas ayay soo daadinaysaa biyahaas,Inta badan
dadka waxay u malayaan inay kaadi
yihiin laakin marka la baaray waxaa
la ogaaday inaysan kaadi ahayn,
laakin ay soo maraan duleelka
kaadida, waxaa laga yaabaa inay
dhowr jeer soo daadiso inta galmada
socoto oo ay sariirta oo dhan qoydo
naagahaas waa kuwa si daran u
macaansado galmada kumana xirna
gudniinka waayo waa dareen gudaha
laga dareemo.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment