DAAWO VIDEO:- Baaqii Loo Soo Jeediyay Ururka Al Shabaab

Bulsha:- Ururka Lagu magacaabo Khilaafada Islaamka ee Dacish ayaa ka ugu yeertay Xarakada Al-shabaab ee Soomaaliya in ay ku biirto kooxda ayna adeecaan hogaamiyaha Dacish Abu Bakar Al-bagdadi.

Xafiisyada Warbahinta kala duwan ee Kooxda Dacish ayaa labadii maalmood ee lasoo dhaafay waxa ay sii daynaayen Muuqalo dhamaantooda ku socda Xarakada Al-shabaab.

Muqaladaasi aya laga sii daayay xafisyada Kooxdaasi ee gobolka Sinay ee dalka Masar,Raqa oo Suuriya ah iyo Furaat oo Iraq iyo Xadra Mout oo Yemen ah,dhamaantooda waxa ay fariintooda ugu magac dareen “Xaqa Kolonyada”Hadaba daawo nin Soomaaliyeed oo Xarakada Al Shabaab u soo jeedinaya inay ku soo biirto.



Hoos ka Daawo





_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment