Daawo:- Maxaa kaga baxay Sawirada soo socda ee Carruurtaani Soomaaliyeed khuseeya

Bulsha:- Kronprins Haakon oo ah Boqor sugaha dalka Norway ayaa booqasho aan lasii shaacin ku gaaray Iskuulo badan oo ay dhigtaan Carruur Soomaaliyeed.

Iskuulada uu Mr Kronprins Haakon booqday ayaa ku yaalla xaafadda Gamlebyen waxa uuna Boqor sugaha hal hal u gacan qaaday qaar ka mid ah ardaydaasi.

Talaabadaani ayaa noqoneyso tii ugu horeysay oo uu qaado Mr Kronprins Haakon waxa ayna sara qaaday mooraalka Carruurta Soomaalida.

Ujeedka booqashadiisa ayaa ahaa mid la xiriirta indha indheynta xaaladda waxbarasho ee Carruurta Soomaaliyeed.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA











_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment