Daawo Sawirro Naxtin leh oo laga soo qaaday dabaaldeg ka dhacay Thailand

Bulsha:- Dabaaldeg ay isugu soo baxeyn kumanaan dad ah oo ka dhacay dalka Thailand, ayaa lagu soo bandhigay arimo dadka dunida ka yaabiyay , waxaana dabaaldegan layaabka leh loo yaqaanaa vegetarian .

Intii uu socday Debaaldagan ayaa rag badan oo ka qeb galayay waxa ay sameeyeen inta afkooda duleeliyeen ayey waxa ay galiyeen midiyo iyo waxyaabo kale oo layaab leh sida qori faalso ah , waxaana aad ula yaabay arimahan dadka caalamka kunool oo warbaahinta ka daawaday.

Debaaldaga vegetarian oo sanadkasta la qabto ayaa la rumeesan yahay in uu soo biloqday 1800, waxaana dabaaldegan lagu qabtaa Dalka Shiinaha iyo wadamo kale oo ku dhaw, waxaana dadka ka qeyb galaya debaaldagan ay aaminsan yihiin khuraafaadyo kala duwan .










_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment