Daawo Muuqaal “Daacish Oo Fulisay Fal Ay Aad Uga Caroodeen Dhamaan Kirishtaanka Caalamka”

Bulsha:-  Kooxda daacish ee ka dagaalanta wadamada ciraaq iyo siiriya ayaa la soo baxday weji cusub oo dagaal ka dib markii ay xooga saartay burburinta kaniisadaha gaalada ay ku caabudaan sanabyada laga sameeyo dhagxaanta. tani ayaa noqoneysa talaabo ay aad uga caroodaan dhamaan dadka gaalada ah ee ku nool caalamka.

HALKAAN KADAAWO








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment