DAAWO Muuqaalkii ugu Danbeeyay ee laga soo duubay magaalada Muqdisho

Bulsha:-  Isbedelka dhenka amniga oo ay magaalada Muqdisho ku tilaabsatay sanadihii u danbeeyay ayaa waxa ay suurogalisay in habeenkii magaalada Muqdisho ay noqoto goob loo soo cawaysi tego.


Dadka ku nool magaalada muqdisho siiba dhalinyarada ku nool nawaaxiga Centerka Muqdisho ayaa waxa ay habeenadii ku balamaan baararka iyo hoteelada caasimadda, iyadoo ay magaalada ku suu kordhayaan goobo habeenkii la’isugu yimaado oo lagu baashaalo.










_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment