Daawo Horn cable: Xubnihii iska casilay maamulka Siilaanyo, Xaalada Qasan iyo Kulan lagu kala kacay Caawa (Muuqaal)

Bulsha:-  Maamulka Somaliland ayaa galay xaalad Qasan iyadoona ay maanta magaalada Hargeisa uga dhowaaqeen Wasiiradii ugu badnaa inay iska Casileen Xilkii ay ka hayeen maamulkaasi, Waxaana arintan ay ka danbaysay Kadib markii uu siilaanyo la saftay garabka Muuse Biixi.

Tv-ga Horn Cable ayaa Warbixin wuxuu ka diyaariyey dhamaan Xubnihii ku dhowaaqay inay iscasileen, Sidoo kalana waxaa Warbixinta Lagu xusay in Kulan deg deg ah oo Siilaanyo, Cabdiraxmaan Saylici iyo Muuse Biixi ay yeesheen Isagana Lagu soo kala kacay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment