DAAWO: Muqdisho oo La Bur-burinayo Dhismayaasha Laga Hir-geliyey Dhulkii Hantada Guud ee Dawlada ilaa 1991-kii

Bulsha:- Wasiirka howlaha guud iyo dib-u-dhiska dawladda Soomaaliya Eng. Saalax Sheekh Cismaan oo ku sugan magaalada London oo nagu soo booqday Istuudiyaha VOA ee London ayaa sheegay in dhowaan wasaaraddiisu ay soo wado sharci lagu burburinayo dhismayaasha sharci darrada ah ee laga hirgeliyey dhulkii hantida guud ee dawladdu ay lahayd ee la dhistay wixii ka dambeeyay 1991-kii.


Wasiirka waxa kale oo uu sheegay in waxyaabaha u qabsoomay wasaaradda ay qeyb ka tahay inay billaabeen dhismaha wasaaradda howlaga guud iyo wasaarado kale oo ka mid ah kuwa dowladda federaalka ah ee Soomaaliya.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment