Arrag Sawir gacmeed laga sameeyay qabyaalada Cumar C/rashiid oo irdaha jabsatay!

Bulsha:- Sawirkaani ayaa muujinaayo qabyaalada Ra’isul wasaare Cumar C/rashiid Cali oo gaartay heer Badda Somalia uu u kala saaro Badda Hawiye iyo Badda Daarood.

Sawir gacmeedkaani ayaa daba socda iibinta Cumar C/rashiid ee uu iibiyay Badda Somalia, waxaana Sawirka lagu cadeeyay in Badda Somalia qeybteeda Koonfurta aysan micno laheyn inuu iibiyo.

Sawirka waxaa sidoo kale lagu muujiyay in kaliya uu u danqaday Badda qeybta xigta xeebta Puntland taasi oo qeyb ka ah qabyaaladda Cumar C/rashiid uu ka dhex wado Somalia.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment