Arimahaan Waxa Ay Si Fudud Ku Dilayaan Naxariista Jaceylka

Bulsha:-  Waxaa jira arimo badan oo dili kara jaceylka ninka hadaba waxa ay Bulsha.com gabaryaheey ku siineeysaa dhowr arin oo ay muhiim tahay in aad iska ilaaliso si jaceylka uusan u dhiman .

1- Jees jeesidda Iyo Dhaawacidda Dareenka: jees jeesidda waa arin aad u xun oo dhalineysa naceyb , waxa ayna daaqadda ka saareysaa ixtiraamka halka booskaas uu soo galayo dood iyo is qab qabsi , waxa ayna ugu dambeyn keeneysaa in jaceylka uu bur buro .

2- Mashquulka joogtada Ah : in haweeneyda ay ka mashquusho ninkeeda waa arin jaceylka dileysa oo gabaryaheey guriga ama banaankiisaba hakaga maqshquulin , waqti la qaado ninkaada .

3- Hinaasaha Badan : haddii maseerka xadkiisa uu dhaafo waxaa ka dhasha cawaaqib xummo , waxa uuna ka mid yahay bur buriyaha jaceylka .








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment