Bulsha:- dooneysaa gabaryaheey
in aad ogaato waxa uu
jecel yahay ninkaada
marka kulanka naxariista
lagu jiro ? hadaba qaado
talooyinkaan .
1 Xamaasad
(Hamuun) ninka aad
ayuu u jecel yahay in
haweeneyda ay ahaato
mid u kulul sameeynta
kulanka , hana
dareensiin in aad kulanka
u sameyneyso isaga
dartiis kaliya .
2 Khiyaao Cusub : ninka waxa uu jecel yahay in naagtiisa uu ka dareemo
in ay diyaar u tahay in ay isku dayayso marba in hab cusub ay nolosha
sariirta ula qeybsaneyso , isku soo duub muhiimada waxa ay tahay in
haweeneyda soo hindisto dareemo cusub oo uu horay kaaga arag .
3 Amaan : inta badan waxaan aaminsanahay in haweeneyda kaliya tahay
midda u baahan amaanta ee sidoo kale ninka waa uu jecel yahay ee u
samee si gudashada shaqadiisa u ahaato mid aad u sareeysa .
4 In Meelaha Ka Dhiman U Buuxiso : ninka waxa uu
jecel yahay in haweeneyda
ay ku tiraahdo oo ay u
sheegto habka ay u
dooneyso in ciyaarta u
dhacdo iftineducation.com
waxa ay ku leedahay waa
hubaal haddii aad hagto in
arintaas uu kaaga mahad
celinayo kana helayo dhiira
gilin adna aad aad u
macaansan doonto.
5 In Ay Isku Kalsoon
Tahay : ninka aad ayuu
u jecel yahay in
haweeneyda ay isku
kalsoon tahay xishood la`aan ay wax ula wadaagi karto ninka muhiimada
waxa ay tahay ragga ma jecla in mugdi ay ku sameeyaan ciyaarta .
6 Ka Fikiridda Kulanka Sariirta : haweeneyda ka fikirta kulanka sariirta
waxa ay si wacan u garaneysaa sida ay ninkeeda ugu farxad gilin karto
sariirta , in aad u muujiso qaab xariifnimo ah in aad rabto in aad hawada
wada gashaan xilli isaga oo daawasho Tvga ah ku jira , ugu dambeyn
caqliga ayaa ah isha awoodda galmada .
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment