Danjiraha Somalia u fadhiya Italy oo eedeyn usoo jeediyay M/weyne Xasan+Video

Bulsha:- Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Talyaaniga Gen. Muuse, ayaa daboolka ka qaaday in safarkii uu dhawaan M/weynaha Soomaaliya ku tegay magaalada Milano aanan lala soo socodsiin Safaarada.

Danjire Gen. Muuse, ayaa sheegay in Xafiiska M/weynaha iyo wasaarada arrimaha dibadda ay usoo wakiisheen shaqsi kale oo sheeganaya inuu yahay Safiirka Soomaaliya u fadhiya Italy.

Halkaan ka daawo:







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment