Kaftanka nuucaan oo kale ah lamaanaha waa ka mamnuuc qatar ayuuna keenaa

Bulsha:- Lamaanaha wada nool waa kuwa badanaa waqtiyadooda kuwada qaata kaftan iyo fara kacayaan si midkan uqanciyo dhigiisa.

Daraasad la sameeyey Bishii dhamaadkii bishii lasoo dhaafay ee September ayaa lagu sheegay in waxyaabaha cuqdad nafsiga keenay ay kamid tahay kaftanka oon la qiimeen halka uu ku aadanyahay.

Hadaba kaftanadaasi waxaad moodaa in waqtiyada qaar laga yaabo inuu kuu horseedo burbur sahlaya kala tagiina oodnaan ebid isku soo laaban.

Waxyaabaha aanan laga kaftamin waxaa kamid ah , inaad hadal daciifnimo ah kula hadashid lamaankaaga/lamaantaada, taasoo dareen gaar ah ku dhalin kara.

Tusaale haku kaftamina inaad reerkiina,isku foorjeesaan, haku kaftamina inaad soo hadal qaado waxyaabo uu dhibsanayo dhigaaga, hasoo xasuusin waxyaabo tagay oon habooneen in la xasuusto.

Hadaba waxaa wanaagsan kaftanku inuu ku saleesnaado waxyaabo aanan kasoo meel qaad laheen yuusan taaban runta iyo waxyaabaha rumoobi kara








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment