Imtixaan Ku Saabsan Jaceylka Qof Is Huba Ayaa Ka Jawaabi Kara , Hadaad Been Sheegi Doonto Ha Galin Imtixaankaan.

Bulsha:-imtixaanImtixaan Ku Saabsan Jaceylka Qofkii Is Huba Haka jawaabo.Hadaad Been Sheegi Doonto Ha Galin Imtixaankaan.

Xariirka guurka waa muqadas jiritaankiisa iyo deganaashihiisa , waxa uuna ku tiirsan yahay jiritaankiisa in labada dhinac dareensan yihiin macaanka nolosha .

Hadaba imtixaankaan kooban ku tijaabi heerka uu dhan yahay jaceylkiina , Su`aal waliba Haa iyo Maya ayay wadataa marka aad ka jawaabeyso raaci lambarka su`aashaas dooro Haa Ama Maya.

Qofkii ku baasa imtixaankan waxa ay bahda xayaati.com iyo aqristayaasheda shartaf leh u aqoonsanayaan qofkaas Aabaha Jaceylka ama Hooyada Jaceylka ee sanadka waxa aynu soo daabaceeynaa macagaciis iyo sawirkiisa oo aan ka codsan doono , Imtixaanka waa Bilaawday Al-qisha Xaraam ha qishin qofka kaa horeeyay fikirka uu bixiyay .

1-Wanaajinta iyo in aad ihitmaam siiso qofka kale dareemahaada ma ku jiraan?

A:Haa

B:Maya

2-Ma Isla Joogtiin oo waqtiga ma isla qaadataan inta badan?

A:Haa
B:Maya

3-Midkiina midka kale ma dhageystaa xiliga sheekada?

A:Haa
B:Maya
4-Midkiina kan kale go`aanadiisa ma tix giliyaa?

A:Haa
B:Maya

5-Midkiina midka kale ma u muujiyaa jaceylkiisa ku aadan dhankiisa ama dhankeeda?

A:Haa
B:Maya

6-Ma Jeceshay in waqtigaada intiisa badan in aad la qaado isaga ama iyada.

A:Haa
B:Maya
7-Rajo labadiina maka leedihiin in aad si wada jir ah uga gudubtaan dhibaatoyinka idin haysta?
A:Haa
B:Maya
8-Inta badan aragtidiina ma is leeyihiin ?
A:Haa
B:Maya
9-Ma dareemeysaa in ka maqnaashahiisa /ka maqnaashadeeda uu saameyn kugu reebayo?
A:Haa
B:Maya
10- Iyada /isaga oo kaa caareysan ma seexataa?
Haa
Maya
11-Haddii qalad isaga,iyada kaa gasho ma saamaxdaa?
Haa
Maya
12-Marka aad guriga ka baxeyso soo laabshadada ma dhunkataa qaalidaada /qaaligaaga.
Haa
Maya
13-Hadiyad nooca ay doonto ha ahaatee ma ugu farxisaa?
Haa
Maya
14-Ma Isla qabateen howsha guriga?
Haa
Maya
Su`aasha ugu dambeysa malah kala doorasho Haa iyo Maya adeegso maskaxdaada Haddii qiyaano jaceyl aad ku aragto midka kale go`aankaada maxuu noqonayaa?

Waxa ay bahda xayaati.com ku leedahay haddii jawaabahaada Haa u bataan jaceylkaada wada guusha ayuu hayaa
Mahadsanidiin








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment