Fiorentina oo guul weyn ka gaartay Inter ” Sawirro + Daawo Goolasha

Bulsha:- Kooxda Inter ayaa guuldarro kala kulantay naadiga Fiorentina kulan ka tirsan horyaalka Talyaaniga oo ay wada ciyaareen.

Ciyaartan ayaa aheyd mid aad u xiiso badan waxaana qeybtii hore lagu kala nastay 3-0 oo ay kuhogaamineyso Fiorentina.

Xiddiga lagu magacaabo Nikola Kalinic ayaa wacadrro ka dhigay ciyaartan kaddib markii uu ka dhaliyay saddexleey kooxda Inter .

Daafaca reer Brazil ee Miranda ayaa loo taagay kaarka cas daqiiqadii 32’aad ee ciyaarta kaddib  qalad uu galay.

Sikastaba ciyaarta ayaa kusoo idlaatay 4-1 oo lagu garaacay naadiga Inter iyadoo kooxda Fiorentina ay la wareegtay hogaanka horyaalka Talyaaniga.

     DAAWO GOOLASHA








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment