Bulsha:- Dhuuqamada galmada ka hor oo xoojisa Awooda Raga iyo in ay biyaha Dib u dhacaan Dhunkashada ayaa ah mid caalamka oo dhami isku raacay in labada xiriir ka dhexeeyo isku tusaan jacaylka ka dhexeeya iyo xiisaha ay isu qabaan. Laakiin, waxa jirta in si sahlan loo iloowo habkan fudud ee keenaya raaxo iyo dareen aad u badan.
Dhunkashada ayaa noqon karta mid u furta lamaanaha is jecel raaxaysi dareen badan ama isku tusaan in ayna intaa wax kabadan dhexdooda ka dhacayn. Si kastaba ha ahaatee waxa ay sheegtay khuburada galmada Fox News, Yvonne Full bright in ay muhiim tahay in aad loogu fiirsado dhunkashada.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment