Bulsha:- Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Qubanaha VOA-da oo Todobaadkan Looga hadlay Qodobo Xiiso badan.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
“Dawlada Maraykanka oo dib u bilowday Howl-galkeedii Diblumaasiyadeed ee Soomaaliya, Dalalka Yurub oo ku kala qaybsan qaabka loo qaybsanayo Qaxootiga Tirada badan iyo Jarmalka oo qaadanaya Boqolaalkun oo Qaxooti ah, Magaalada Nairobi oo dhibaato ba’an ay ku hayaan Qiiqa ay siidaayaan Baabuurta iyo Dhakhaatiirta oo sheegtay inay sababtay Cuduro ay kamid yihiin Xiiqda iyo Shirkada Taleefanada Apple oo soo saartay Qalab casri ah.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment