Daawo:- Laga roone isku ekeysiiyay KIm Kardashian+ Sawirro

Bulsha:- : Sawirro iyo Video
Thalia waa ruux markiisi hore ahaa Nin, balse waxa uu qarash farabadan oo Kumanaan Dollar ah ku bixiyay sidii uu isugu ekeysiin lahaa fannaanada caanka ah ee (Kim Kardashian).

Laakiin arinta la yaabka leh ayaa waxay tahay, sida ninkaan uu u go’aansaday inuu qarash farabadan ku bixiyo sidii uu isugu ekeysiin lahaa Haweeneeydaan Aktarada ah.

Sanado badan oo Thalia arintaan ku howlanaa qaliino badana isku sameeyay, ayaa ugu dambeyn waxaa u suurta gashay inuu isku ekeysiiyo Kim Kardashian, waxaana uga baxday lacag dhan £70,000.



Thalia oo da’diisa lagu sheegay 28 sano jir, ayaa si uu u samaysto Horaadaha Kim Kardashian oo kale waxa uu qarash gareeyay £20,000.

“Kim waa qof aad u qurxan oo inaba caadi ahayn” ayuu yiri Thalia.

“Arintaan aan sameeyay uma arko wax qalad ah waa wax iska caadi ah, kaliya waxaan jecleystay inaan isku ekeysiiyo Kim.

Ninkaan oo markiisi hore dhashay asigoo lab ah, ayaa ku doodaya in markii uu dhiganayay Iskuulka Dugsiga sare uu isku arkay calaamadaha dumarka, sida Dabo weyn iyo Naaso iyo waxyaabo kale balse uu waalidkiisa u sheegin uuna ka qarinayay in mudo ah.










_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment