War deg deg ah:- Daawo Kashifaadii Maamulka Garoowe Maanta Ka Raacday Buuhoodlle

Bulsha:-  Magaalada Buuhoodle oo Maanta uu ka dhacay mid ka mid ah Banaanbaxyadii ugu Culuslaa ayaa Waxaa Wali Soo Baxay Muuqaalo aad uga Turjumaya Fadeexadii Puntland kaga Dhacday Buuhoodle.

Muuqaalkan Hoose ayaa Muujinaya Dad wayne aad u Cadhaysan oo La Wareegay Gabi ahaanba Saldhiga Police-ka ee Buuhoodle oo Hore ay u Maamuli Jireen Odayaal Lacag ka Qaata Puntland.

Dhanka kale Waxaa Meesha Laga Saaray Calankii Maamulka Garoowe oo ka Hor Baban Jiray Saldhiga Buuhoodle iyadoo Lagu Badalay Calanka Maamulka Khaatumo State Kii Puntland-na Dab la Qabad Siyey.

 Naga Filo Muuqaalka Mardho in sha allah
















_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment