Video: Kulan Dhex Maray Dowladda Soomaliya Iyo Madaxda Maamulka Khaatumo Oo Ka Dhacay Buuhoodle Aug 9, 2015 ­ jawaab

Bulsha:- Wasiirka Wasaarada Duulistada Hawada iyo Garoomada Dawlada Soomaaliya Mudane Cali Jamac Jangali Ayaa Kulan Balaadhan la Qaatay Madaxda Maamulka Khaatumo, Golaha deegaanka Buuhoodle, iyo Golaha Dhaqanka Waxaana Kulankaasi uu wasiirku ugu kuurgalayay baahiyaha dhanka bulshada ee ka jira gobolka Cayn.


Masuuliyiinta maamulka khaatumo iyo Isimada oo ka hadlay goobta ayaa wasiirka ugu warbixiyey Xaalada guud ee deegaanka, waxaana uu wasiirku sheegay in wax badan ay ka qaban doonto Dawladu deegaanka oo ay ugu horayso Garoonka Diyaaradaha ee Buuhoodle.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment