Qaabka Ugu Macaan Ee La Isku Dhalaalayo Galmada Iyo Latalinta Dumarka

Bulsha:- Haweeney waliba waxa ay aad u hamineysaa in ay soo jiidato ninkeeda isla markaana ka dhigto mid aan awood u laheyn in uu ka fogaado,  hadaba gabaryaheey waxaa kula gudboon in aad ninkaada ku farxad giliso dhanka sariirta , hana noqon midda kaliya ninka ka sugta hindisaha ciyaarta oo waxaad siisaa dareen ku aadan arintaan ..

Habab qatar ah ayaa jiraoo ku aadan firaashka ogaaw (Isha) ninka aad ayuu  u jecel yahay in indhihiisa qabtaan xaaskiisa  oo u dhameystirin labis iyo qurux  , ma aha daruuri  in aad ugu labisto dhar qaawnaantaa laga arkayo balse waa in ay kala du-duwan yihiin waxa ayna taasi keeneysa in uu sugi waayo sariirta , hadaba marba hab u hagaaji tintaada .

Dhagta: waxa uu ninka jecel yahay in lamanagtiis  uu ka maqlo eray kan ugu macaan ,  isla markaana ugu yeerto magacyo kuwo ugu macaan , waxaan kuu muhiimsan in ninkaada kula hadasho cod macaan dareenkisa kicinaya , hadii uu daalan yahay ninkaada haka xasdin in aad u masaajeeso , ogaaw waxaad arkeysaa isaga oo baashaalka kugu bilaabaya kuuna masaajeynaya.

Sanka: gabaryaheey ogaaw ninka ma jeclo in hal nooc oo barfuun ama catar ah uu ka carfiyo lamantiisa , hadaba marba mid u adeegso  qorshana ku darso in mararka qaar ninkaada uu u baahan yahay  carftaada dabiiciga ah  oo uu








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment