Heesta Astaanta qaranka ee Kenya oo Afsoomaali laga dhigay

Bulsha:- Dhallinayro Soomaali ah ayaa waxa ay heesta astaanta qaran ee Kenya waxa ay u badaleen afsoomaali markii ugu horeysay tani iyo markii dalkan uu xuriyaddiisa ka qaaday Britain.

Dhallinyaradan ayaa waxa ay sheegayaan inay arrintan isu soo dhaweyso dadka Soomaalida ah iyo qowmiyadaha kale ee Kenya.

Caruurta dalkan oo dhan ayaa astaanta qaranka waxaa la baraa ayadoo Sawaaxili ama Ingiriis ah. Laakiin afaf ay kan Kikuyu ay ka mid tahay ayaa horey loogu turjumay.

Dhallinta Afsoomaaliga ka dhigtay waxaa ka mid ah Abwaan Cabdirashid Ina Cowsgurow, ayaa u waramay BBC-da:


HAlkaan ka Dhageeyso



_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment