Bulsha:- Mid ka mid ah dhalinyarada Soomaaliyeed gaar ahaan ka soo jeeda magaalada Burco ee gobolka Togdheer ayaa waxa uu ka sheekeeyay dhibaatadii uu ku soo arkay Safarkii Tahriibka kaas oo banaanka soo dhigay arimo badan .
Halkaan hoose ka Daawo
Wiilkaan oo iminka ku sugan dalka Germany ayaa sheegay in hal Qol la la dajiyay Nin Neyjeeriyaan ah wuxuuna u digay dhalinyarada Soomaaliyeed ee wali ku rajo weyn inay soo Tahriibaan soona maraan Saxaraha iyo xeebaha dalka Liibiya.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment