Bulsha:- Daawadayaal waxaan Halkana idinku soo gudbin doonaa Qayb ka mid ah Barnaamijkii Taariikhda Daraawiishta oo uu aalaba inoo soo diyaariyo Wariye Salmaan Xaashi Dheere, Qaybo Badana aad horay udaawateen.
Qaybtaana waa Qaybtii 28aad waxaana lagu soo qaadi doonaa qaabkii loo dilay koofil iyo Gabaygii dheeraa ee uu ka Mariyay Sayid Maxamed Cabdalla Xasan.
Muuqaalo Cusub iyo Sawiro ka mid ah Daraawiishtiii iyo Dagaaladii dhexmaray Daraawiishtii Halgamayay iyo Gumaystihii Ingiriiska iyo Talyaaniga ee ku soo duulay Dalka Soomaliya.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment