DAAWO: Dowladda China oo Sheegtay inaysan Ka Baxayn Dalka Soomaaliya

Bulsha:- Safaaradda dalka Shiinaha ee Soomaaliya oo ay waxyeelo xoogani ka soo gaareen qaraxii lagu weeraray Hoteelka jazeera ee magaalada Muqdisho ayaa shaacisay inaysan ka bixidoonin dalaka Soomaaliya oo ay ka taageerayaan sidii soomaaliya ay markale ugu istaagi lahayd cagaheeda.

Safaaradda Shiiinaha ayaa waxa ay xafiis ku lahayd dabaqyada sare ee hoteelka Jaziira, iyadoo ay ahayd safaaradii kaliya ee uu goobta uga geeriyoodo shaqaale u dhashay dalkaasi oo ka shaqaynayay xarunta Safaaradda.






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment