Bulsha:- Xeer ilaaliyaha Qaranka Soomaaliyeed oo haatan ku Sugan Dalka Holland ayaa waxa uu Waraysi Siiyay Warbaahinta Qaranka, Kana hadlay Sababta uu ugu sugan yahay Dalkaasi.
Mas´uulkan ayaa sheegay in uu Dalka Holland maalmo ka hor uu soo gaaray si uu Maxkamadda Cadaalada ee Qaabilsan arimaha xuduudaha Badda ugu gudbiyo Documentiyo cadaynaya Xuduudaha Badda Soomaaliya, Taasoo Kenya ay hadda Sheegatay. Halkan Hoose ka daawo Waraysiga Xeer ilaaliyaha oo dhan.
Hoose ka Daawo
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment