Video: Fannaan caan oo Somaliland ka yimid weligiisna arag Muqdisho

Bulsha:- Fannaanka Nimcaan Hilaac oo ka mid ah hobolada reer Hargeysa ayaa markii ugu horeysay noloshiisa soo caga dhigay xarunta dalka Somalia ee Muqdisho, isagoo sheegay in uu ka welwelsanaa imaanshahiisa, balse fikradii uu ka haystay mid ka duwan la kulmay.

Nimcaan Hilaac oo ka mid ah Fannaaniinta loogu jecel yahay Somaliland ayaa sheegay in Muqdisho ay tahay caasimadii ummada Soomaaliyeed, aadna ugu faraxsan yahay imaanshahiisa, isagoo ka qeybgeli doona bandhig fanneedyo loogu talagalay Ciida iyo Farxada, waxaa sidoo kale wehliya Nimcaaan Hilaac Fannaanada caanka ah ee Fartuun Cumar.nimcaaan-fartuun

Fannaaniin badan oo ku sugan dalka dibadiisa iyo gobolada kale ee dalka ayaa ka haysta magaalada Muqdisho, inkastoo marka ay cagaha dhigaan fikradahaasi ka baxaan.









_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment