Bulsha:- Dalka Soomaaliya ayaa shalay Laga Xusay Maalinta ay Gobolada Koonfureed ka xoroobeen Gumaystihii Talyaaniga iyo isku biiritaanka Gobolada Koonfureed iyo Kuwa Waqooyi.
Isbuucii la soo dhaafay ayaa waxaa loogu magacdaray in uu ahaa Isbuuca Xornimada Soomaaliya, iyadoo Magaalooyinka uu ka koobanyahay Dalka Soomaaliya laga Xusay maalintan Qiimaha Badan.
Halkaan Hoose ka Daawo
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment