Bulsha:- Maamulka Siilaanyo ayaa Xabsiga Ka Buuxiyey Xubno Tiro badan Oo Ka tirsan Ururada Mucaaridka ku ah Iyadoona Uu ka biyo diidey dhaqdhaqaaqyada ay Ka samaynayaan Gudaha Magaalada Hargaysa.
Masuuliyiinta Ururada Mucaaridka Ku ah Siilaanyo Oo Warbaahinta Kula hadlay Magaalada Hargaysa ayaa Si adag Uga jawaabay xadhiga iyo tacadiga ay kala kulmaan Maamulka Siilaanyo waxaana ay sheegeen In aysan u dulqaadan doonin iyagoona geesta kale hanjabaad kulul hawada u mariyey.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment