Sawiro:Ayeeyada Obama oo soo gaartay Nairobi

Bulsha:- Mama Sarah Obama, oo ah Ayeeyada M/weynaha Brack Obama, ayaa goordhow soo gaartay magaalada Nairobi, si ay ula kulanto wiilka uu dhalay Wiilkeeda Brack.

Mama Sarah, ayaa diyaarad qaas ah waxay kasoo qaaday garoonka diyaaradaha Magaalada Kisumu.

Halkaan ka daawo Sawirada:









_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment