Sawiro: Caruur Daacish ka tirsan oo madaxa ka tooganaya 25 Askari

Bulsha:-Daacish ayaa soo bandhigtay muuqaal kale oo argagax leh, kaasoo ku saabsan 25 kamid ah ciidamada Doowlada Syria oo ay madaxa ka tooganayaan Caruur yar yar oo kooxda ay tababartay.

Askartaan oo Gacmahooda dhabarka dambe loogu xiray ayaa saf dheer la galiyay kadibna la fariisay meel fagaaro ah, gaar ahaan magaalada Taariikhiga ah ee Palmyra, waxaana madaxa mid mid uga tooganaya Caruur da’dooda ay u dhaxeyso 10 ilaa 14 jiro, kuwaasoo kooxda Daacish ay u tababartay toogashada iyo is qarxinta.

Caruurtan yar yar ayaa Askarta ku tooganaya Biskoolado iyagoona ka istaagay dhabarka dambe.







_______________________

Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment