DAAWO: Shil argagax leh oo ka dul dhacay Buundo ku taal Ruushka

Bulsha:- Gaari ah nuuca xamuulka oo khudaar badan waday, ayaa ku qalibmay Dusha sare ee Buundada Saybiiriya oo ku taalla dalka Ruushka.

Shilkaan, ayaa yimid kadib markii uu qarxay mid ka mid Taayarada Gaarigaas.









_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment