Bulsha:- Duqa magaalada Nairobi ayaa sheegay in Sabtida soo socoto dib loo furi doono xaruunta Ganacsiga Westgate Mall, taasoo ku bur burtay weerar ay Al-shabaab ku qaaday sanado ka hor.
Amaanka ayaa waxaa la wareegi doona ciidamo Srael ka socda.
Westgate Mall Shopping, waxay noqon doontaa Mall-ka ugu amaanka badan Caalamka.
Xaruuntaan oo mudo 2 sano ah dhismo ku socday kadib weerarkii Al-shabaab, ayaa hada si weyn loo casriyeeyay waxaana lagu wadaa in la furo Sabtida nagu soo aadan.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment