Bulsha:- Sida ay maalmahaanba Bulshadu uwada hadal haayeen barnaamijka cusub oo ay fanaaniintu keeneen bisha barakaysan ee ramdaan awgiis ee QURAN CHALLENGE.
waxaa maalmo kadib kasoo hadlay oo fikradiisa muujiyey Abwaan Cabdi Good oo ay siweyn bulshadu uwada taqaan kaasoo fanaaniinta aad moodo inuu kabaha la gashto, hadaba wixii dhex maray hoos ka daawo
GUJI HALKAAN EE DAAWO_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment