CIID WANAAGSAN: Bisha Shawwāl oo la arkay !!

Bulsha:-  Maalinta Jimcaha ee berri ayaa noqoneysa maalinta koowaad ee Ciidul Fitriga ee Muslimiinta. Bisha Shawaal ayaa waxaa laga arkay dalal badan oo caalamka Islaamka ka tirsan oo ay ka mid yihiin Soomaaliya, Sacuudiga, Imaaraadka Qatar iyo kuwa kale.

Dalka Soomaaliya meelaha laga arkay bisha waxaa ka mid ah Qardho, Buuhoodle, Sanaag iyo Ceyn.

Shabakada Arimaha Bulshada ee Bulsha.com waxa ay aqristayaasheeda ugu hambalyeyneysaa munaasabaddan qiimaha badan ee Ciidul Fitiriga, waxayna leedahay Ciid Wanaagsan.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment